Dhisme Cusub oo lagu soo Kordhinayo Bangiga Dhexe ee Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka  Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowladda goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta, Axmed Bashiir Muuse, Maamulka Bangiga Dhexe ee Puntland iyo Injineerro ka socday Shlirkadda fulinaysa mashruucan. “Runtii sharaf wayn bay noo … Continue reading Dhisme Cusub oo lagu soo Kordhinayo Bangiga Dhexe ee Puntland (Daawo Sawirada)